R/W Kheyre oo fuliyay Balan qaadyo uu u sameeyay qaar kamid ah Xildhibaanada (Akhriso)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa balan qaadyo kala duwan u sameeyay Xildhibaanada Golaha Shacabka intii ay socotay Mooshinkii Jawaari laga keenay iyo Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Kheyre ayaa Xildhibaano dhoor ah ka balan qaaday in uu kusoo dari doono golihiisa Wasiirada hadii uu qorshahooda guuleesto, waxaana Xildhibaanadaasi olole xoogan u galeen sidii … Continue reading R/W Kheyre oo fuliyay Balan qaadyo uu u sameeyay qaar kamid ah Xildhibaanada (Akhriso)